Kudooro Tubafly

Degdegsiimo

Adigoo jooga gurigaaga ama goobahaaga shaqo si fudud u hel ticket-kaaga adigoo isticmaalaya Mobile-kaaga gacanta.

Adeeg joogto ah

Hel adeegyada tubafly wakhti walba oo aad u baahatid iyo meelkasta oo aad joogtid.

Qiimo wanaagsan

Tubafly waxay kuu diyaarinaysaa qiimaha ugu macquulsan ee ku haboon safarkaaga.

Ku saabsan Tubafly

Tubafly waxay kuu haysaa qiimo ku raali galiya

Tubafly waxay kuu haysaa oo ay baahidaada kaaga haqab tiraysaa qiimo ku raali galinaya, adeeg hufan iyo safar aan rafaad laheyn .

Isxaaq Sh Mohamed
Facebook follower

Adeeggeennu wuxuu ka kooban yahay bixinta adeegyada safarka oo heerka koowaad ah taasi oo ay weheliso adeegga macaamiisha oo tayo sare leh.

Hadday tahay xirmo xirmo, dalxiis, duulimaad diyaaradeed, bas, Boos celis hoteel ama dhammaan adeegyada la xiriira safarka.

Tubafly waa khabiirkaaga iyo saaxiibkaaga kaasoo karti u leh wax kasta oo la xiriira fasaxa iyo safarka. Tubafly waxay macaamiisheeda u haysaa ticket-yo qiimo jaban taas oo aanu kasoo xulnay diyaarado kala duwan.

Ku dalxiis daafaha aduunka iyo dalkaaga hooyo

Tubafly waxay kaa caawinaysaa inaad si wacan oo dhibyar u qorshaysato safarkaaga.

Hadda nala soo xidhiidh!

adeeg hufan oo xilli walba aad heli karto ayaanu kuu haynaa dalbo ticket-kaaga oo hadda nala soo xiriir.

Contact Us